Xukuumada Oo soo saartay Amar ku socda Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dawladda

Xukuummadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa soo saartay amar faraya dhammaan wasaaradaha iyo hay’adaha kale ee dawladeed in ay ixtiraamaan, raacaan kuna dhaqmaan sharciga iibaka qaranka ee dalka u yaalla si qandaraasyada la bixinayo iyo heshiisyada lala gelayo hay’adaha caalamiga ah ay u noqdaan kuwa sharciyaysan oo loo maray hannnaanka saxda ah. Wasiiru dawlaha Xafiiska Ra’iisul … Continue reading Xukuumada Oo soo saartay Amar ku socda Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dawladda